Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Safaaradda Somalia ee Mareykanka oo la Eedeeyey


Shalay gelinkii dambe magaalada Muqdisho waxaa laga soo dejiyay 90 dhallinyaro Soomaaliyeed ah oo laga soo masaafuriyey dalka Mareekanka.

Dhallinyaradan oo laga soo masaafuriyay gobola kala duwan oo Mareykanka ah ayaa VOA-da u sheeay in safaaradda Soomaaliya ee Mareykanka ay ka dmabeysay in dib loo soo celiyo dhalinyaradan, ka dib markii ay aqbaleen in ay bixiyaan document dal ku laabasho ah.

Dhalinyaradan ayaa maanta si koox koox ah u socday hareeraha wadada Maka Al-Mukamarama, waxaana qaarkood la kulmey wariyaheena Cabdulqadir Maxamed Cabdulle, warbixintan ayuuna nooga soo direy.

Safaaradda oo la eedeeyey
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:45 0:00

XS
SM
MD
LG