Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Fallanqeyn: Maxaa Xiga Doorashooyinka Somalia?


Codeyn
Codeyn

Somalia waxey yeelatay baarlaman cusub oo ka kooban laba Aqal, waxaana la doortay guddoonka Aqalka Hoose, guddoonka Aqalka Sare ayadoo madaxweynahana dhawaan la dooranayo.

Doorashada Somalia ayaa soo martay marxalado kala duwan oo ay hareeyeen musuq maasuq iyo dib u dhacyo soo noqnoqday oo dhaliyey in doorashooyinka oo lagu waday inay dhamaadaan 2016-kii ay soo gaaraan 2017-ka.

Hadaba, xagey halkan Somalia uga ambaqaadeeysaa? Doorashada Madaxweynaha ee la filyao noocee ayey noqon doontaa? Dowladaha Shisheeye saameyn intee la eg ayey ku yeelan kartaa doorshada? su’aalahaa iyo kuwo kale ayey Sahra Cabdi Axmed Weydiisay Cabdirashiid Kahliif Madaxa Machadka Daraasaadka ee Heritage ee fadhigiisuyahay magaalada Muqdisho.

Fallanqeyn: Doorashooyinka Somalia
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:20 0:00


XS
SM
MD
LG