Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxay ka Dhigan Tahay Doorashadii Guddoonka BF?


Codeyn
Codeyn

Baarlamanka Soomaaliya ayaa shalay soo gabagabeeyey doorashadii guddoonka baarlamanka ayada oo la doortay guddoomiyaha baarlamanka iyo labadiisa ku xigeen.

Waxaa guddooomiye loo doortay Maxamed Cusmaan Jawaari halka Cabdiweli Sheeikh Ibraahim Muudey loo doortay guddoomiye Ku Xigeenka Koowaad ayada oo Mahad Cabdalla Cawad uu noqonayo guddoomiye ku xigeenka Labaad.

Haddaba maxaa laga akhrisan karaa doorashadan ka dhacday baarlamanka?, Maxayse uga dhigan tahay tan soo socota ee Madaxweynaha?

Weriyaheena Haaruun Macruuf ayaa qodobadan hordhigay Prof. Afyare Cabdi Cilmi oo bare ka ah Jaamacadda Qadar.

Wareysi: Afyare Cilmi
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:08:18 0:00

XS
SM
MD
LG