Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Waa Sidee Xaaladda Dhallinyarada Somalia ee Maanta


Ku dhawaad muddo 30 sano ah oo ay dagaalo sokeeye ka socdeen Soomaaliya, ayaa dalkaan dhaca cirifka bari ee Qaarada Africa wuxuu hadda billaabay inuu ka soo kabsado dagaallada sokeeye oo guud ahaan dalka kaga tagay dib u dhacyo saameeyey dhammaan qeybaha kala duwan ee buslahada.

Dhallinyarada Soomaalida ayaa ka mid ah qeybaha bulshada ee uu sida xun u sameeyeen dagaallada sokeeye.

Hadaba muddo 30 sana ah kadib dagaaladi sokeeyey ee dalka maxay dib u dhac ah oo ay ku reebeen dhallinyarada Soomaalida.

Wariyaha VOA-da Nur Hassan Nur ayaa su’aashaasi iyo kuwo kale oo ku saabsan xaalada dhalinyarada Soomaalida maanta weeydiiyey Mustafa Abdilahi Feyruuz oo ah agaasimaha Machadka Cilmi Baarista Soomaaliyeed (ISOS) ee raacsan Jaamacada Muqdisho, isla markaana ah khabiir ku takhasusay arrimaha Soomaaliya.

Xaaladda Dhallinyarada Somalia ee Maanta
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:59 0:00

XS
SM
MD
LG