Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi Gaar ah : Mo Farah oo la Hadlay VOA


Boqortooyada Britain ayaa ku maamuustey hab-maamuuska ugu sareeya ee ay boqortooyadu siiso dadka dalkaasi iyo kuwa Caalamka wax kusoo kordhiya, Oradyahanka caanka ah ee asalkiisu yahay Soomaliga, Mo Farah.

Mo Farah ayaa waxii hadda ka dambeeyo magaciisa uu noqondaa “Sir Mo Farah” Haddaba, Sahra Cabdi Axmed ayuu Mo Farah arrintaasi iyo dareenkiisaba ugu waramay.

Waraysigan oo dhan ka dhegayso qaybta hoose ee boggan.

Dhegayso: Waraysi ay VOA la yeelatay Mo Farah
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:43 0:00

XS
SM
MD
LG