Barnaamijkan oo ah mid gaar ah waxaan aan ku eegayno dhacdooyinkii ugu waa weynaa ee sannadkan dhacay kuna saabsan arrimaha Soomaalida.
Waxaa sidoo kale wehliya fallanqeyn kooban oo ku saabsan dhacdo kasta.
Barnaamijkan waxaa si wadajir ah usoo diyaariyey una soo jeedinaya Caasha Ibraahim Aadan iyo Jamaal Axmed Cusmaan.