Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Guddiga Abaaraha oo la Kulmay Hay'ado


Maareeye
Maareeye

Xaalado abaareed ayaa laga soo sheegayaa deeggaano ka tirsan Soomaaliya, waxaana isa-soo taraya baaqyada loo jeedinayo hay’addaha samafalka iyo deeq bixiyayaasha ee ku aadan in gar-gaar deg deg lala gaaro meelaha ay abaaruhu ka jiraa.

Guddiga gurmadka ee dowladda Soomaaliya ay u saartay abaaraha ayaa maanta la kulmay hay’addo, kana codsaday in lala dadajiyo gurmadka.

Sarha Ciidle Nuur ayaa haddaba xaaladda abaaraha iyo kulanka maanta ka wareystay Wasiirka warfaafinta Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo Muqdisho ku sugan.

Wareysi: Maareeye
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:05:23 0:00

XS
SM
MD
LG