Gobolkan Virginia ee dalkan Maraykanka waxaa ka dhacay kulan ay soo abaabuleen dhalinyaro ku bahoobay ururka Somali American Youth Forum kaas oo lagaga doodayey arrimo khuseeya dhalinyarada.
Weriyaha VOA Ismaaciil Xuseen Farjar oo ka qaybgalay ayaa warbixintan ku eegaya.