Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Caqabadihii Dhaqaale Afrika ee 2016


Sanadkan sii dhamaanaya ee 2016, waxa Afrika loo saadaaliyey in ay wajihi doonto caqabado dhinaca dhaqaalaha ah, taasi oo rumoowdey. Dalalka Koonfur Afrika iyo Neyjeeriya ayaa la kulmay hoos udhac dhinaca dhaqaalaha ah, qaar kale oo badanna, waxa hoos u dhacay qiimihii badeecadaha caalamiga ahaa.

Dhaqaal-yahannada, ayaa saadaalinaya sanadkan cusub ee 2017 in ay Afrika ay kasoo kaban doonto dib u dhacyadaasi dhaqaale ee soo gaaray, balse waxay ku taliyeen in loo baahan yahay in dalalka Afrikanka ah ay ballaariyaan ganacsigooda, si ay ugu diyaar garoobaan dhacdooyin lama filaan ah oo dhaca mustaqbalka. Wariyaha VOA Anita Powell, ayaa warkan Johensberug ka soo dirtay, waakan Jamaal Axmed Cismaan oo in oo soo kooba.

Dhageyso Warbixintaa Dhaqaalah Afrika
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:15 0:00

XS
SM
MD
LG