Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Wasiirka Waxbarashada Somalia


Wasiirka Waxbarashada Somalia Dr. CabdulQaadir Cabdi Xaashi ayaa ka qeybgalay kulan ay isugu yimaadeen Wasiirada waxbarashada ee dalalka ku jira Jaamacada Carabta magaalada Camaan. Waxuu sheegay in kulamadii uu la qaatey dalalka carabta wasiiradadooda uu kala hadlay baahida wasaarada waxbarashada Somalia ee xiligan.

Haddaba Wasiir Dr. Cabdulqaadir Cabdi Xaashi oo kulankaas ka soo noqday ayaa Sahra Cabdi Axmed khadka telefoonka ee magaalada Nairobi ugu waramay.

Dhageyso wareysiga wasiirka
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:34 0:00

XS
SM
MD
LG