Maxamed Maclow Nuur, oo ka mid ah bahda fanka Soomaaliyed ahna muusigiste caan ah, ayaa Maktabadda weyn ee Kongresska Mareykanka ee Washington uu uga qeyb galikulan dhinaca fanka iyo dhaqanka ku saabsan, kaas oo labadii sanaba mar la qabto.
Istuudiyaha VOA ee Washington, ayuu nagu soo booqday Maxamed Maclow, waxana wareystay wariyahagaha Xuseen Barre Aaden.