Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Magacyada Xildhibaanada Lagu Doortay Garoowe iyo Cadaado


Doorasho
Doorasho

Maamul goboleedka Puntland ayaa xalay soo geba gebeeyey doorashadii xildhibaanada Aqalka Hoose ee ka socotay magaalada Garoowe ee xarunta maamulkaas.

Sidoo kale waxaa isna dhowaan doorashada xildhibaanada Aqalka Hoose soo geba gebeeyey maamulka Galmudug.

Guud ahaan, 37 xildhibaan ayaa lagu doortay Garoowe, halka 36 xildhibaan lagu soo doortay magaalada Cadaado.

Haddaba dhammaan magacyada xildhibaanada cusub hoos ka aqriso.

Xildhibaanada lagu doortay Garoowe

1. Ali Ahmed Jama Jangali
2. Sa'diyo Arays Isse
3. Saido Mohamed Abdi
4. Jabir Mohamud Abdille
5. Burhan Aden Omar
6. Zakariye Mohamud Haji
7. Abdullahi Bile Nur, xildhibaan hore
8. Abdi Mohamud Mohamed
9. Ali Yusuf Ali Hosh
10. Omar Ismail Wabari
11. Elmi Omar Elmi Aynsane
12. Mahamud Hayer Ibrahim, xildhibaan hore
13. Daud Mohamed Omar
14. Muse Ahmed Ismail
15. Abdinasir Said Muse
16. Abdirashid Mohamud Hassan Abdi
17. Saed Hussein Eid, Wasiirka beeraha
18. Faysal Abdille Guled
19. Anab Hassan Elmi
20. Ahmed Ismail Mohamed
21. Ahmed Mohamed Ahmed Dubeys
22. Sadiiq Hersi Warfa
23. Sa’diya Yasin Samatar
24. Sharmarke Garad Saleban
25. Abdirashid Dahir Gabobe
26. Mohamed Abdullahi Farah
27. Daahir Mohamed Muse
28. Mohamud Ahmed Isse Maas
29. Abdiaziz Mohamed Mohamud Qanbi
30. Dhahar Ali Farah Dhahar
31. Ikran Yusuf Hersi
32. Ahmed Ismail Shabel
33. Abdullahi Bidhan Warsame
34. Mohamed Abdikafi Mohamed
35. Hawo Yusuf Ahmed
36. Saleban Mohamud Hashi
37. Deqo Said Hassan War-majaanle

Xildhibaanada lagu doortay Cadaado

  1. Kasim Mohamed Jama (Dib ayaa loo soo doortay)
  2. Mahad Salad Elmi, wasiiru dowlaha madaxtooyada
  3. Saed Nur Qayliye
  4. Abdirahman Mohamed Hussein Odawaa, wasiirka arrimaha gudaha
  5. Duniya Mohamed Ali (Dib ayaa loo soo doortay)
  6. Abdi Shire Jama (Dib ayaa loo soo doortay)
  7. Abdulkadir Gafow Mohamud
  8. Botan Isse Ali (Dib ayaa loo soo doortay)
  9. Hersi Aden Roble (Dib ayaa loo soo doortay)
  10. Saadiq Abdikarim Ibrahim
  11. Hassan Moallim Mohamud, (Dib ayaa loo soo doortay)
  12. Abdullahi Ali Ahmed “Addow Ali Gesow” (Dib ayaa loo soo doortay)
  13. Hussein Kasim Yusuf
  14. Mustaf Sheikh Ali Dhuhulow, wasiir hore (Dib ayaa loo soo doortay)
  15. Mohamed Farah Abdulle (Dib ayaa loo soo doortay)
  16. Maryam Arif Kasim (Dib ayaa loo soo doortay)
  17. Naima Mohamed Ga’al (Dib ayaa loo soo doortay)
  18. Yusuf Hayle Jimale (Dib ayaa loo soo doortay)
  19. Abdikarim Khalif Abdi
  20. Warsame Mohamed Hassan Jodax
  21. Abdiweli Mohamed Qanyare (Dib ayaa loo soo doortay)
  22. Ikran Aden Absuge
  23. Abdiaziz Elmi Ali
  24. Ahmed Moallim Fiqi
  25. Ubah Tahlil Warsame (Dib ayaa loo soo doortay)
  26. Maryam Abdi Gedi
  27. Maryam Mohamed Hussein
  28. Mohamed Ahmed Abtidon
  29. Abdisabir Nur Shuriye
  30. Abdishakur Mire Aden
  31. Dr Farah Hassan
  32. Ali Ahmed Sharif “Ali Yare”
  33. Abdihakim Moallim Ahmed
  34. Zakariye Hassan Ali
  35. Nadifo Farah Jama
  36. Sahra Omar Maalin
XS
SM
MD
LG