Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Shacabka oo Dib ugu Laabanaya Qandala


Bidix: Wasiirka Qorsheynta Puntland Shire Xaaji Faarax. Midig: Yuusuf Maxamed Dhedo, guddoomiyaha gobolka Bari oo ku sigan Qandala.
Bidix: Wasiirka Qorsheynta Puntland Shire Xaaji Faarax. Midig: Yuusuf Maxamed Dhedo, guddoomiyaha gobolka Bari oo ku sigan Qandala.

Mas’uuliyiinta amniga ee Puntland ayaa sheegay inaysan ka hari doonin maleeshiyada taabacsan Daacish ee laga saaray magaalada Qandala.

Dhinaca kale xaaladda magaalada Qandala oo maalintii Arbacadii ay dib u qabsadeen ciidamada Puntland ayaa deggan.

Dadweynihii horey uga cararay magaalada oo muddo bil iyo 12 cisho ah ay haysteen maleeshiyada Daacish ayaa iminka billaabay inay magaalada dib ugu soo laabtaan.

Weriyahayaga Faadumo Yaasiin Jaamc oo laba maalmood joogtay magaalada ayaa warbixintan nooga soo dirtay Boosaaso, markii ay halkaasi kusoo laabatay.

Qandala oo dib loogu laabanayo
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:03 0:00

XS
SM
MD
LG