Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ololaha Doorashada Madaxtinimada oo Xoogeystay


Doorasho
Doorasho

Doorashooyinka xildhibaanada Aqalka Hoose ee baarlamanka Soomaaliya oo ka socday dhowr magaalo oo dalka ka mid ah ayaa iminka maraya heer gebo gebo ah.

Dhinaca kale, waxa jira loolan ay wadaan musharaxiinta madaxweyne, gaar ahaan madaxweynaha iyo ra’iisul wasaaraha oo labaduba ah musharax madaxweyne.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta tagay magaalada Kismaayo ee caasimadda maamul goboleedka Jubbaland.

Warbaahinta dawladda ayaa sheegtay in madaxweynuhu uu magaalada Kismaayo kula kulmayo mas'uuliyiinta gobolka iyo xildhibaannada cusub ee baarlamaanka.

Toddobaadkii hore waxaa isna tagay magaalada Kismaayo Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid oo isna la kulmay xildhibaannada cusub.

Falastiin Axmed Iimaan ayaa warbixintan noo diyaarisay.

Warbixin: Doorashooyinka Soomaaliya
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:17 0:00

XS
SM
MD
LG