Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faaqidaadda: Maxaa Sababa Xagjirnimada?


Abdul Razak Artan, wiilkii fuliyey weerarka Ohio
Abdul Razak Artan, wiilkii fuliyey weerarka Ohio

Toddobaadkii tagay ayaa wiil Soomaali ah waxa uu weerar ka fuliyey Jaamacadda Ohio State ee ku taalla magaalada Columbus ee gobolka Ohio ee dalka Mareykanka.

Arrintan ayaa walaac ku abuurtay dadka Soomaalida ah iyo kuwa muslimiinta Mareykanka oo ka cabsanaya Islaam naceybka ay arrintan sii kordhin karto.

Haddaba barnaamijka faaqidadda toddobaadka waxaan ku eegeynaaa maxaa keena xagjirnimada?

Faaqidaadda Toddobaadka
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:24:17 0:00

XS
SM
MD
LG