Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Obama oo Abaalmarin Siiyey Wiil Soomaalia ah


Ahmed Omar
Ahmed Omar

Axmed Maxamed Cumar waa wiil Soomaali ah oo haysta dhalashada dalkan Maraykanka, wuxuu ka mid yahay aasaasayaasha urur lagu magcaabo Muslim American Leadership Alliance, kaas oo ka dhisan Magaalada Chicago ee gobolka Illinois.

Axmed, waxaa ururkoodu soo bandhigaa sheekooyinka wanaagsan ee ay leeyihiin bulshada muslinka ah ee ku nool dalkan Maraykanka.

Axmed iyo xubno kale ayaa ku guulaystay abaal marin uu bixiyo Madaxweynaha dalkan Maraykanka Barack Obama, taas oo la siiyo dadka bulshada wax ku soo kordhiya, abaal-marintan ayaa loogu magac daray President’s Volunteer Award Service.

Ismaaciil Xuseen Farjar ayaa la yeeshay.

President's Award Winner
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:08:07 0:00

XS
SM
MD
LG