Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dagaallo Culus oo Maanta ka Dhacay Goofguduud


Shabaab
Shabaab

Faahfaahin dheer ah ayaa kasoo baxaysa dagaallo culus oo maanta ka dhacay deegaanka Goofguduud ee Gobolka Bay.

Dagaalka ayaa dhex maray ciidamada maamulka Koonfur Galbeed oo ay taageerayaan kuwa dawladda Soomaaliya iyo maleeshiyada ururka Al-Shabaab.

Labada dhinac ayaa midba sheeganayaa inay gacanta ku hayaan Goofguduud oo dhowr jeer gacan ku haynteedu is-beddeshay.

Maxamed Cabdi Sandheere ayaa khadka telefoonka ku waraystay Taliye-Xigeenka Ciidamada Booliiska Gaarka ah ee Maamulka Koonfur Galbeed Maxamed Isaaq Xasan "Caracas", waxaana uu ugu horrayn weydiiyey inuu ka hadlo sida dagaalku u dhacay?

Dagaal ka dhacay Goofgaduud
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:10 0:00

XS
SM
MD
LG