Shirkadda diyaaradaha ee Air Djibouti ayaa markii ugu horraysay in ka badan 25 sano dib u bilwoday duulimaadkeedii magaalada Muqdisho.
Mas’uuliyiinta Jabuuti ayaa sheegay in tallaabadani wax ka taraysodib u dhiska Soomaaliya. Warbixintan waxaa noo soo diray Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.