Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Madaxda Maamullada oo Imaaraadka Ku Kulansan


Baarlamaanka cusub
Baarlamaanka cusub

Waxaa magaalada Dubai ee dalka Imaaraadka Carabta ku suggan madaxda maamul goboleedyada Soomaaliya, halkaas oo ay kulamo kula leeyihiin madax ka socota Imaaradka Carabta.

Madaxdan ayaa shalay, xalay illaa iyo maanta kulamo la lahaa madaxda dalka Imaaraadka Carabta.

Warar ku dhow dhow shirarkaas ayaa sheegaya in Imaaraadka uu kala hadlayay hogaamiyeyaashan arrimaha doorashada iyo murashax la sheegay in Imaaraadku doonayo inay taageeraan.

Wariyeheenna Jamaal Axmed Cismaan ayaa khadka taleefanka kula xiriiray Madaxa Shabakadda wararka ee Hiiraan Online Axmed Guure oo ku sugan dalka Imaaraadka Carabta shirarkanna si gaar ah isha ugu hayay.

Dhageyso Warbixinno ku Saabsan Doorashooyinka
please wait

No media source currently available

0:00 0:17:38 0:00

XS
SM
MD
LG