Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maraakiib Duqeyn ka Geystay Qandala


Dadka tirada yar ee weli ku nool degmada Qandala ayaa soo warinaya inay halkaasi ay ka dhacday duqeyn ay geysteen maraakiib shisheeye oo ku soo dhawaaday degamada dhinaca badda.

Waxaa dhinaca kale sii socda dadka ka qaxaya magaalada ee soo gaaraya meelaha ka baxsan.

Wariyeheenna Sahra Ciidle Nuur ayaa wararkii ugu dambeeyay ee xaaladda Qandala ka wareysatay wariyeheenna Boosaaso Faadumo Yaasiin Jaamac.

Dhageyso Xaaladihii u Dambeyay ee Qandala
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:04 0:00

XS
SM
MD
LG