Ku soo dhawaada dhageystayaal barnaamijkii xiisaha lahaa ee Faaqidaadda Toddobaadka. Barnaamika, waxa uu ku saabsan yahay maamulka Hir-Shabeelle iyo caqabadihii uu soo marey, waxana magaalada Muqdisho ka soo diyaariyay islamarkaasina idin la socodsiinaya Jacfar Kuukaay ee dhageyso wacan.