Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Daraasaad Ka Hadleysa Adeegsiga E-Government


Dunida casriga ah waxaa ku sii kordhaya adeegsiyad internet-ka iyada oo uu jiro hannaan loo yaqaano E-Government, kaas oo dad weynaha u sahlaya in adeegyadii ay dowladdu bixineysay sida, helista waraaqaha aqoonsiga, qabashada lacagaha canshuuraha iyo waxa la mid ka ah ay ka heli karaan internet-ka, iyagoo aan tagin xafiisyada dowladda.

Haddaba, warbixin ku saabsan daraasad dhawaan laga diyaariyay suurtagalnimada in hannaankaasi uu mustaqbalka ka hirgalo Soomaaliya waxa inoo faahfaahinya Xuseen Barre Aaden.

Dhageyso Warbixinta
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:08:04 0:00

XS
SM
MD
LG