Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Galmudug oo Dooratay Xubnaha Aqalka Sare


Doorashada xubnaha Aqalka Sare ee Somalia ee laga soo dooranayo maamul goboleedyada ayaa maanta bilaabatay iyadoo gobolkii ugu horeeyay uu soo doortay shan xubnood oo ka mid ah sideed xubnood oo ku matali doona Aqalka Sare.

Doorashadan oo ka dhacday magaalada Cadaado ayaa Maamulka Galmudug ka dhigeysa kii ugu horeeyay ee qabta.

Waa markii ugu horeysay ee Somalia taariikhda ay yeelato Aqal Sare.

Wariyeheenna Sahra Cabdi Axmed ayaa warbixitan nooga diyaarisay.

Dhageyso Doorashada Galmudug
please wait

No media source currently available

0:00 0:08:13 0:00

XS
SM
MD
LG