Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Gaalkacyo oo Maanta Deggan


Xaaladda magaalada Gaalkacayo ee gobolka Mudug ayaa maanta deggan kaddib dagaallo shalay iyo dorraad ka dhacay halkaasi. Dhinaca kale, waxaa korodhay khasaaraha nafeed ee ka dhashay iska horimaadka sida uu kusoo warramayo weriyahayaga Cabdiwaaxid Macalim Isxaaq.

Dhageyso Gaalkacyo oo Deggan
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:50 0:00


XS
SM
MD
LG