Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Banaanbax Ka Dhacay Magaalada St. Cloud


St. Cloud solidarity demonstration
St. Cloud solidarity demonstration

Waxaa shalay magaalada St. Cloud ee gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka ka dhacay banaanbax ay bulshooyinka halaasi ku nool oo ay Soomaalidana ku jirto ku muujiyeen midnimadooda.

Bannaanbaxa ayaa ka danbeeyey kadib marki uu dhawaan wiil ka tirsanaa bulshada Soomaalida magaaladaasi ku nool uu toorreey ku weeraray dad ku sugnaa meel laga dukaameysto, ka hor inta uusan dilin askari dhar cad ahaa.

Warbixin arrintaan ku saabsan waxaa magaalada Minniapolis kasoo diray wariyaheena gobolka Minnesota Maxamuud Mascadde.

Dhageyso warbixinta uu Mascadde kasoo diray St. Cloud
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:26 0:00


XS
SM
MD
LG