Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Culimada: Qoondada Haweenka Diin Ma ahan


Sheekh Bashiir Salaad
Sheekh Bashiir Salaad

Kulan ay maanta isugu yimaadeen hogaamiyaasha culimada Soomaaliya oo ka dhacay magaalada Muqdisho, ayey arrintaan kaga dhawaaqeen, iyaga oo sheegay in tallaabadani ay ka hor imaaneyso shareecada Islaamka.

Warbixin arrintaan ku saabsan waxaa magaalada Muqdisho inooga soo diray wariyaheena Jacfar Kuukaay.

Warbixinta Hey'ada Culimada
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:40 0:00

XS
SM
MD
LG