Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Qarax ka Dhacay Magaalada Garbahaaray


Qarax isna ka dhacay magaalada Garbaharey ee Gobolka Gedo ayaa waxaa ku dhaawacmay afar qof.

Qaraxan oo ka dhacay meel dukaamo iyo goobo ganacsi ay ku yaalaan oo dadku ay ku badanyihiin magaalada ayaa wariyeheenna Khadar Maxamud Xareed Waxa uu ka wareystay Gudoomiyaha Degmada Garbaharey Nuur Sheekh Maxamed Buraale.

Qaraxa Garbahaaray
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:02:42 0:00

XS
SM
MD
LG