Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi gaar ah: Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya


Danjiraha Maraykanka
Danjiraha Maraykanka

Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Stephen Schwartz ayaa wareysi gaar ah oo uu siiyey laanta afka Soomaaliga ee VOA-da kaga hadlay arrimo badan oo ku saabsan Soomaaliya.

Stephen Schwartz, oo xalay nagu soo booqday daarta VOA-da ee magaalada Washington ayaa ka hadlay arrimo isugu jira, safarkiisii ugu horreeyey ee magaalada Muqdisho, kulan uu la yeeshay Soomaalida Mareykanka, Duqeynti uu Mareykanka uu ka geystay duleedka Gaalkacyo iyo arrimo kale.

Wareysiga oo ay qaaday wariyaheena Falastiin Axmed Iman, ayaa waxaa inoo soo koobaya Xuseyn Barre Aadan iyo Nur Hassan Nur.

Dhageyso: Wareysiga safiirka America ee Soomaaliya.
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:40 0:00

XS
SM
MD
LG