Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faahfaahin la Xidhiidha Doon ku Degtay Biyaha Masar


Sawir hore
Sawir hore

Dawladda Masar ay sheegtay inay si adag uga hortagayso safarrada tahriibta ah ee Ka baxaya xeebaha dalkaasi kuna sii jeeda qaaradda yurub, kadib markii dooni ay saarnaayeen in kabadan 300 oo qof tahriibayaal ah.

Maxamed Cabaas Sheekh, oo ka mid ah Soomaalida Qaahira ayaa VOA u sheegay in 10 qof oo Soomaali ah oo laba ka mid ah ay qaraabo yihiin ay ka mid ahaayeen tahriibayaasha doonidaasi saarnaa.

Ismaaciil Xuseen Farjar ayaa Maxamed CAbaas khadka taleefonka ee Qaahira ku wareystay.

Doon ku Degtay biyaha Masar
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:53 0:00

XS
SM
MD
LG