Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xeer Ilaaliyaha Qaranka oo ka Hadlay Dacwada Badda


Dacwada Badda
Dacwada Badda

Magaalada Hague ee dalka Netherland waxaa maanta ka bilaabantay dhagaysiga dacwada muranka dhinaca xuduudda badda ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Kenya.

Dawladda Kenya ayaa ku doodaysa in maxkamaddan caalamiga ah aysan sharci u lahayn inay dhagaysato dacwadda, waxayna ku baaqaysaa in labada dawladood ay ka wada hadlaan muranka dhexdoodana ay ka heshiiyaan.

Dawladda Soomaaliya ayaan iydana la filayaa inay kiiskeeda ka horjeediso maxkamadda maalinta berry ah.

Xeer ilaaliyaha qaranka Axmed Cali Daahir oo wafdiga Somaaliya ee dacwdaan u yimid horkacaya ayaa Falastin Ahmed Iman waxa ay weydiisey wixii maanta maxkamada lagu soo bandhigey?

Wareysi: Xeer Ilaaliyaha Qaranka
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:27 0:00

XS
SM
MD
LG