Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Shirka Madasha oo Muqdisho ka Furmay


Madasha
Madasha

Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya waxaa maanta ka furmay kulankii hogaamiyeyaasha Madasha Qaran ee dowladda federaalka iyo maamul goboleedyada.

Kulanka maanta u furmay xubnaha madasha ayaa ah kii ugu dambeeyey ka hor inta aysan dalka ka billaabin doorashooyinka baarlamanka iyo tan madaxweynaha.

Wariyeheenna Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle ayaa warbixtan inoo soo diray.

Kulanka madasha
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:02:43 0:00

XS
SM
MD
LG