Toddobaadkan waxa ay weerar kala duwan ka dhaceen magaalooyinka Muqdisho, Gaalkacyo iyo Baardheere ee gobolka Gedo.
Ururka Al-Shabaab ayaa sheegtay mas’uuliyadda saddexdan weerar. Haddaba barnaamijka faaqidaadda waxaan ku eegeynaa xaaladda amniga ee Soomaaliya.
Waxaa soo jeedinaya Haaruun Macruuf.