Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Guddiga Doorashada Somalia oo Soo Saaray Xeerar


somalia map
somalia map

Guddiga doorashada dadban ee Somalia ayaa soo saaray xeerar hubinaya anshaxa doorashada oo ay qeyb ka yihiin kuwa lagu hubinayo in masuuliyiinta haatan talada dalka haya aaney u adeegsan xilalka ay hayaan, hantida iyo warbaahinta Qaranka sidii doorashada ay ugu guuleysan lahaayeen.

Shir jaraa’id oo ay maanta ku qabteen Muqdisho ayey ku faahfaahinyeen halka ay marayaan howlaha hanaanka doorashada.

Shirkaas Jar’aaid ka dib ayaa wariyeheenna Maxamed Colaad Xassan waxa uu la xiriiray Guddoomiyaha Guddiga Doorashada dadban Abuukaate Cumar Maxamuud Cabdulle, Cumar Dhagey, Wuxuuna ugu horeyn weydiiyay wixii ay shirkooda jaraa’id ku soo bandhigeen.

Wareysi: Cumar Dhagey
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:06:28 0:00

XS
SM
MD
LG