Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dhalinyaro Hal-abuurkooda Kusoo Bandhigay Beledweyne


Beledweyne
Beledweyne

Magaalada Beledweyne waxaa lagu qabtay bandhig faneed ay hal abuurkooda ku soo bandhigeen dhalin yarro da'yar.

Barnaamijkan oonoqon doona mid sanadle ah ayaa waxaa dhalinyaraddu ay ku soo bandhigeen gabayo isugu jira muhimadda waxbarashada iyo kuwo dhalinyarada uga digaya tarhriibta.

Wariyeheenna Xuseen Xassan Dhaqane ayaa warbixintan Beledweyne nooga soo diray.

Warbixinta Xuseen Xasan Dhaqane.

Warbixinta dhalinyarada halabuurka Beledweyne
please wait

No media source currently available

0:00 0:08:08 0:00

XS
SM
MD
LG