Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warbixin: Shirka Maamul u Sameynta Hiiraan & Sh.Dhexe


Shirka Jowhar (Sawir hore)
Shirka Jowhar (Sawir hore)

Iyadoo dhawaan la filayo in uu dib u furmo wada xaajoodyo la doonaayo in maamul wada jir ah loogu sameeyo gobollada Hiiraan iyo Shabellaha Dhexe, ayaa wali waxa dhanka kale jira kala fikir duwanaashiyo u dhaxeeya qaar ka mid ah siyaasiyiinta iyo odayasha gobolka Hiiraan.

Siyaasiyiinta qaar ayaa u arka in ay tahay in shirka laga qeyb galo islamarkaasina lala tagomadasha wixii cabasho ah, halka odayaasha dhaqanka Hiiraan qaarna ay qabaan in shirkaasi dowladda hadda waqtigeeda sii dhamaanaya aanay isku mashquulin oo dowladda soo socota loo daayo sameynta maamulkaasi. Jamaal Axmed Cismaan, ayaa warbixintan inoo haya.

Dhageyso Warbixinta Shirka Jowhar
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:29 0:00

XS
SM
MD
LG