Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa magacaabay Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Dadban ee Heer Dawlad Gobolleed (GHDDDG) ee Sanadka 2016.
Warsaxaafadeed kasoo baxay ra’iisul wasaaraha ayaa lagu sheegay in guddigan ay kala socdaan Jubaland, Puntland, Koonfur Galbeed, Galmudug, Somaliland iyo Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe.
Hoos ka aqriso magacyada guddiga.