Sidii aad idaacadeehinnii todobaadkan qaar kamid ah ku maqasheen, waxaa magaalada Muqdisho kusoo gaba gaboobey kulan cilmiyeed ay soo qaban qaabisey Jaamacada Ummadda Soomaaliyeed.
Kulan cilmiyeed kaas iyo faa'iidooyinka laga filan karo waxaa warbixintan nooga diyaariyey wariyaheenna Jaamac Buulle Jaamac Farasle.