Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warbixin Gaar ah: Saamiga Haweenka ee Siyaasadda Somalia


Xildhibaanada Soomaaliya
Xildhibaanada Soomaaliya

Iyadoo bilaha soo socdo lagu wado in Somalia ay ka qabsoomaan doorashooyinka golayaasha dowladda ayaa waxaa sii xoogeysanaya walaaca dumarka Somaliyeed ay ka qabaan inay waayaan saamiga haweenka ee 30 % looga qoondeeyay goleyaasha dowladda.

Waxey ka baqayaan maadaama ay odayaasha beelaha soo xulayaan xubnaha baarlamanka ee beelaha in la duudsiiyo xuquuqdooda.

Hadaba waxaad ku soo dhawaataan qeybta 1aad laba warbixin oo aan ku eegeyno Saamiga Haweenka ee siyaasadda, iyo caqabadaha la soo gudboonaado dumarka ku hawooda siyaasadda ama ku jira.

Waxaa magaalada Bosaaso noogu soo diyaarisay halkanna ka soo jeedineysa wariyeheenna faadumo Yaasiin Jaamac.

Warbixin: Saamiga Haweenka
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:36 0:00
Warbixin: Saamiga Haweenka 2
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:35 0:00

XS
SM
MD
LG