Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Milkiilaha Hotel Maka Al-Mukarama oo Beeniyey Warkii Dowladda


Muqdisho
Muqdisho

Milkiilaha hotelka Maka Al-Mukarrama ee magaalada Muqdisho ayaa beeniyey war kasoo baxay dowladda Soomaaliya oo sheegay in gaari walxaha qarxa waday oo ay ciidamada amaanka qabteen lagu weerari rabay hotelka.

War lagu qoray wakaalada wararka Sonna ee ku hadasha codka dowladda oo soo xiigatay afhayeenka Gobolka Banaadir Cabdifataax Cumar Xalane, ayaa lagu sheegay in ciidamada nabadsugida ay qabteen baabuurkan oo ay saaraayeen walxaha qarxa, isla markaana bartilmaameedkiisu ahaa hotel Maka Al-Mukarama.

Hadaba Milkilaha hotelka Makka Al-Mukarama, Gureey Xaaji Xassan ayaa beeniyay warkaasi la xiriira gaariga lagu weerari rabay hoteelkiisa.

Wariyeheena Sahra Cabdi Axmed ayuu khadka taleefanka Muqdishu ugu waramay.

Warbixin: Dhacdadii Maka Al-Mukarama
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:24 0:00


XS
SM
MD
LG