Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Soomaali ka Qeyb Galay Shirka Silicon Valley


Ahmed Ali by Shaqodoon
Ahmed Ali by Shaqodoon

Silicon Valley oo ku taalla gobolka California ee dalkan Maraykanka waxaa ku soo xidhmay shir la isugu keenay ergo ka kala socota daafaha Caalamka oo ay ku jiraan Maalqabeennada Dunida ugu caansan sida Aasasaha Facebook, madaxa Google iyo qaar kale oo badan.

Shirkan waxaa hadal ka jeediyey madaxweynaha dalkan Maraykanka Barack Obama iyo xubno ka mida golaha Wasiirada Maraykanka oo ay ka mid yihiin xoghayaha Arrimaha Debedda Maraykanka John Kerry.

Dadkii lagu martiqaaday kulkankan eek a qayb galay ee deegaannada Soomaalida ka yimi waxaa ka mid ahaa Axmed Cali Jaamac oo metelayey dhalinyarada Soomaaliyeed.

Shirka Silcon Valley
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:05:50 0:00

XS
SM
MD
LG