Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Doon Siday Badmaaxayaal oo Kusoo Caarisay Kismaayo


Badmaaxayaal
Badmaaxayaal

Xeebaha magaalada magaalada Kismaayo waxaa maanta ku soo caariyey doon ay wateen shan ruux oo badmaaxayaal ah kuwaasoo u dhashay Dalka Komoroos.

Dadkan ayaa lagu warramay inay badda gudaheeda ku go'doonsanaayeen inka badan 45 cisho, sida laga soo xigtay.

Taliyaha Ciidamada Booliska Gobbolka Jubbada Hoose Col. Xassan Kheyre Axmed ayaa sheegay in dadkaan iyo doontii ay wateen ay haatan gacanta ku hayaan mooliska maamulka Jubbaland baaritaana lagu hayo.

Taliyaha ayaa arrintaan uga warramay wariyaha VOA ee Kismaayo Khadar Maxamuud Xareed.

Badmaaxayaal ku soo caraiyey Xeebta Kismaayo
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:45 0:00

XS
SM
MD
LG