Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Puntland: Radio Daljir oo La Xirey


ARTA FM
ARTA FM

Maamulka Puntland, ayaa irdaha isugu dhuftay xarrumihii idaacadda Daljir ee deegaannada Puntland. Wariyayaasha ayaa cambaareeyay tallaabada shaqada looga joojiyay Radio Daljir.

VOA, ayaa tiro dhowr jeer ah isku deyday madaxda Puntland inay la hadasho si ay arrimahani wax uga weydiiso, hasa yeeshee cidina kama jawaabin taleefannadii lagala xiriirey. Marka ugu horeysa ee ay ka hadalaanna arrintan dhageysataal waan idin soo gudbin doonnaa.

Warbixintan waxa magaalada Garoowe ka soo direy Nuux Muuse Birjeeb.

Dhageyso Radio Daljir oo la xirey
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:01 0:00

XS
SM
MD
LG