Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faaqidaadda: Saameynta Weerarkii Orlando ee Muslimiinta


Obama oo tagay goobtii weerarka
Obama oo tagay goobtii weerarka

Weerarkii lagu qaaday baar lagu caweeyo oo ku yaalla magaalada Orlando ee gobolka Florida ee dalka Mareykanka ayaa soo cusbooneysiisaynaceybka ka dhanka ah dadka muslimiinta ee ku nool dalalka reer galbeedka, gaar ahaan Mareykanka. Waxaa dadka arrintan wada ugu caansan musharaxa madaxtinimada Mareykanka Donald Trump oo ku baaqay in muslimiinta laga mamnuuco Mareykanka.

Haddaba, saameyn intee la eg ayuu weerarkaas ku yeelan karaa muslimiinta dalalka reer galbeedka, gaar ahaan Mareykanka?

Waa qodobka aan kaga hadleyno barnaamijka faaqidaadda toddobaadka, waxaana soo jeedinaya Cabdicasiis Xuseen Cusmaan.

Faaqidaadda Toddobaadka
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:30:41 0:00

XS
SM
MD
LG