Gobollo badan oo dalka Soomaaliya ah waxaa maanta imtixaanaadka dusgiyada sare u fadhiisatay arday ku dhow 50 kun oo arday, waana sanandkii labaad ee hal mar ay dalka oo dhan ka dhacaan imtixaanaadka dhexe oo ay maamusho wasaaradda waxbarashada dawladda Soomaaliya.
Inkastoo ay kala duwanyihiin, waxaa iyana imtixaanaad la mid ah kuwaa ay ardaydu u fariisteen Somaliland.
Ka dhageyso qeybta hoose warbixin ka hadleysa imtixaanaadkaasi ay ardadu u fariisteen.