Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Saameynta Islam Naceybka iyo Somalida Mareykanka


Muslimiinta ay Somalidu ka midka tahay ee ku nool dalkan Mareykanka, gaar ahaan gobolka Minnesotta ayaa sheega inay wajahaan – cadiifad jir naceyb oo ay kala kulmaan – goobaha shaqada waxbarashada, heya’daha amniga iyo qaar ka mid ah shacabka caadiga ah ee ay la noolyihiin ee aan muslimka aheyn, taasoo saameyn maskaxeed iyo mid mujtamacba ku reebta.

Wariyeheenna Maxamed Colaad Xassan ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

Dhageyso Warbixinta Islam Naceybka Mareykanka
please wait

No media source currently available

0:00 0:09:12 0:00

XS
SM
MD
LG