Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Qodobo la Rabo in Laga Beddelo Heshiiska Doorashada


Shirka Madasha
Shirka Madasha

Guddiga dib-u-eegista hanaanka doorasho oo ka kooban 25 xubno oo baarlamaanka Soomaaliya ka tirsan ayaa xalay kulan saacado badan qaatay la yeeshay Madaxweynaha, Ra’iisul Wasaaraha iyo Gudoomiyaha Baarlamanka.

Qaar kamid ah xubnaha gudigaasi ayaa sheegay in dood-xoog badan ay dhexmartay labada dhinac.

Cabdullaahi Jaamac oo kamid ah xubnaha baarlamanka ee Gudigaaasi ayaa rajo ka muujiyay wada-hadaladaasi isagoo sheegay in si weyn looga wada hadlay in gobolka Banaadir uu xubno ku yeesho aqalka sare baarlamanka.

Wariyaha VOA-da ee London, Ridwaan Xaaji ayuu khadka taleefanka ugu warramay.

Wareysi: Xildhibaan Cabdullaahi Jaamac
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:14 0:00


XS
SM
MD
LG