Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muqdisho: Olole Ka Dhan Ah Tahriibka


Magaalada Muqdisho waxaa ka socda olole ay hormuud ka yihiin dhallinyaro oo ay uga soo horjeedaan tahriibka.

Magaalada Muqdisho waxaa ka socda olole ay hormuud ka yihiin dhallinyaro oo ay uga soo horjeedaan tahriibka ay badaha ku dhimanayaan dhalinyarada Soomaalida ee nolosha ka raadinaya Yurub.

Ololahan ayaa imanaya ka dib markii dhawaan 500 oo qof ay ku dhinteen iyagoo ku jira tahriib badda Meditareeniyaanka, kuwaa oo u badnaa dhalinyaro Soomaali ah.

Kulankan ayaa wxaaa sidoo kale qeyb ka ah wasiiro, ururada bulshada rayidka iyo qaar ka mid ah waalidiinta magaalada Muqdisho, waxaana la isku dayayaa in dadka la tuso dhibaatada tahriibka.

Wariyeheenna Magaalada Muqdisho Seynab Abukar Maxamed ayaa warbixintan soo dirtay.

Olole ka dhan Tahriibka
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:05:25 0:00

XS
SM
MD
LG