Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Nairobi: LIbaax Kale Oo Ka Baxsaday Xero


Dadweynaha magaalada Nairobi iyo xaafadaha ku xeeran ayaa ku jira cabsi kadib markii mar kale uu xerada weyn ee National Park uu ka baxsaday libaax.

Libaaxan la la’ yahay ayaa la rumeysan yahay inuu baxsaday habeenkii Isniintii, sida ay sheegeen saraakiisha hay’adda duurjoogta ee dalka Kenya.

Xerada uu ka baxsaday libaaxan, ayaa beryahanba aad loogu dhaliilayey amnigeeda kadib markii ay ka baxsadeen xayaawannadan halista ku ah nafta aadanaha.

Yaasiin Ciise Wardheere ayaa warbixintan nooga soo diray Nairobi.

Libaax ka baxsaday Nairobi
please wait

No media source currently available

0:00 0:01:48 0:00


XS
SM
MD
LG