Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dhibaato Ka Taagan Webiga Shabeelle ee Guray


Wiil yar oo ku fadhiya doon dhex taalla webiga Shabelle ee guray.
Wiil yar oo ku fadhiya doon dhex taalla webiga Shabelle ee guray.

Biyaha Wabiga waxaa siyaabo kala duwan ugu tiirsanaa sida Beeraha waraabka, iyo dadka ka shaqeeya doomaha yaryar ee iskaga gudba xaafadaha kala qaybiyaha wabiga.

Biya la'aanta wabiga Shabeelle ayaa saameeyay dadka ku dhaqan hareeraha wabiga, sida dadla ku nool degmada Afgooye ee gobolka.

Biyaha Wabiga waxaa siyaabo kala duwan ugu tiirsanaa sida Beeraha waraabka, doomaha yaryar ee iskaga gudba xaafadaha kala qaybiyaha wabiga iyo dhalinyara muruqmaal ah oo ku shaqyansan jiray.

Dhammaan arrimahaas ayaa imninka meesha ka baxay, taasi oo keentay shaqo la’aan baahsan iyo nolosha dadka oo dhibaato xooggan ay soo food saartay.

Weriyaha VOA ee Muqdisho, Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle oo socdaal ku tagay Afgooye ayaa ku warramay in webiga iminka uu yahay meel banaan oo dhibic biyo ah aan lagu arag.

Dadka deegaanka ayuu la hadlay, wuxuuna kasoo diray warbixintan.

Webiga Shabelle oo guray
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:06:11 0:00

XS
SM
MD
LG