Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaa marti noogu ah Afhayeenka Madaxtooyada Puntland, Cabdullaahi Maxamed Jaamac (Quraan-jecel) oo ka hadlaya dagaalka u dhexeeya Puntland iyo al-Shabab.
Barnaamijka waxa soo diyaariyey, soona jeedinaya Jamaal A. Osman.